تفسير ابن كثر - سورة الفاتحة الآية 1 | تواصل | القرآن الكريم

مرحباً بك زائرنا الكريم .. لك حرية الإستفادة والنشر

Surah Al-Qari'ah ( The Striking Hour )

soomaali

Surah Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya count 11
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
الْقَارِعَةُ ( 1 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 1
Qaaricada (qalbiga garaacda).
مَا الْقَارِعَةُ ( 2 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 2
Qaarica maxay tahay.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ ( 3 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 3
Mase taqaannaa Qaarico.
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ ( 4 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 4
Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ ( 5 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 5
Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ ( 6 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 6
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ ( 7 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 7
Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ ( 8 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 8
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).
فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ ( 9 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 9
Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ ( 10 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 10
Ma taqaannaa Haawiya.
نَارٌ حَامِيَةٌ ( 11 ) Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) - Aya 11
Waa Naar kulayl daran.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email


Select language



Select surah


شبكة تواصل العائلية 1445 هـ
Powered by Quran For All version 2
www.al-naddaf.com ©1445h