soomaali
Surah Al-'alaq ( The Clot ) - Aya count 19
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ
( 1 ) Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
خَلَقَ الْإِنسَانَ مِنْ عَلَقٍ
( 2 ) Dadkana ka abuuray Calaq.
اقْرَأْ وَرَبُّكَ الْأَكْرَمُ
( 3 ) Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ
( 4 ) Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ
( 5 ) Dadkana baray waxayna aqoonin.
كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ
( 6 ) Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
أَن رَّآهُ اسْتَغْنَىٰ
( 7 ) Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الرُّجْعَىٰ
( 8 ) Eebaha xaggiisaase loo noqon.
أَرَأَيْتَ الَّذِي يَنْهَىٰ
( 9 ) Ka warrama midka ka reebaya.
عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰ
( 10 ) Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
أَرَأَيْتَ إِن كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ
( 11 ) Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَوْ أَمَرَ بِالتَّقْوَىٰ
( 12 ) Ama uu fari Eeba ka yaabid.
أَرَأَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ
( 13 ) Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ اللَّهَ يَرَىٰ
( 14 ) Miyuusan ogayn in Eebe arko.
كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًا بِالنَّاصِيَةِ
( 15 ) Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ
( 16 ) Food beenaleey ah ghafna badan.
فَلْيَدْعُ نَادِيَهُ
( 17 ) Ha u yeedho gargaarihiisa.
سَنَدْعُ الزَّبَانِيَةَ
( 18 ) Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَاسْجُدْ وَاقْتَرِب ۩
( 19 ) Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).