مرحباً بك زائرنا الكريم .. لك حرية الإستفادة والنشر
-
Translators: C/Qaadir sh.max,ed akhii
مرحباً بك زائرنا الكريم .. لك حرية الإستفادة والنشر
-
-
Translators: cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Qaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.
Xeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA
Author: Maxamed Bin Cabdulwahaab
Translators: Cabdifataax Axmed
Publisher: www.iu.edu.sa
Source: http://www.islamhouse.com/p/459